DHAGEYSO:- Qof si dhameystiran kaga sheekeynaaya wax walbo oo ka dhacay maqaayadda Liido Sea Food iyo waxa uu indhihiisa ku arkay

0

Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray maqaayadda Liido Sea Food ee magaalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay maqaayadda. Ciidamada Somalia ayaana hawlgal ay ka qabteen meesha sheegay inay soo gaba gabeeyeen.

Inkastoo tirada rasmiga ee geeriyooday aan la helin hadanna waxaa jira warar kala duwan oo soo baxaaya.

Qof ku sugnaa maqaayadda Liido Sea Food ayaa sheegay in qaraxa uu maqaayadda ka dhacay isagana ay uu ka badbaaday, islamarkaana uusan sheegin karin waxa dhabta ah ee dhacay