DHAGEYSO:- Wasiir Odawaa oo dardaaran culus u jeediyay Ardayda Soomaaliyeed eek u sugan Dalka Sudan

0

Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo FederaalkaXukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ku sugan Dalka Suudaan ayaa ka hadlay Waxbarashada Dalka.

C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in sanadihii dambe hormar wanaagsan laga gaaray Waxbarashada Dalka isla markaana Dowlada Federaalka Soomaaliya ay dadaal dheer ku bixisay.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in laga sii wada shaqeeyo hormarinta Waxbarashada Dalka xil weyne la iska saaray.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo FederaalkaXukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa hadalkaani ka sheegay ka dib kulan uu la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadaha ku yaalla Dalka Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-