Daawo Wareysi Xiiso badan:- C/welli Sheekh Axmed oo su’aal Cajiib ah la weydiiyay Jawaabna ka bixiyay

0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya C/welli Sheikh Axmed Maxamed oo lala yeeshay wareysi ku saabsan taariiqdiisa iyo xiligii uu xilka hayay khilaafkii soo kala dhex galay Xasan Sheikh Maxamuud ayaa wuxuu ka hadlay arimo badan.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay iney wax badan isku qabteen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud intii uu hayay xilka ra’iisul wasaaraha, wuxuuna sheegay in waxyaabaha ugu badan ee dhibaatada keenay ay ahaayeen dastuurka dalka oo qodobo isku mid ah ay ku qornaayeen.

Su’aasha ugu xiisaha badan ee la weydiiyay ayaa aheyd waxyaabaha keena inuu madaxda xiirta taaasi oo sababtay in dad badan ay ku daysadaan oo madaxa ay la xiirteen.

Hoos ka Daawo Wareysiga:-