DAAWO HORDHACA : Cali Maxamed Geddi Oo Bixiyay Wareysi Xasaasi Ah kana Hadlay Nidaamka 4.5 ee Doorashadda Somalia.

0

Reysulwasarihii Hore ee Somaliya Prof. Cali Maxamed Geddi Oo Wareysi siinayay SBC TV Ayaa ka hadlay Arimo Kala duwan.

Geddi Ayaa Su’allo Dhowr ah laga weydiiyay xaaladda Somaliya, Iyo Arimaha Doorashooyinka Somaliya La filayo iney ka dhacaan Sanadkan.

DAAWO Hordhaca Wareysiga :