DHAGEYSO WAREYSI:- Soomaali lagu Casuumay Khudbada Sanadlaha ee Madaxweyne Obama

0

Maalinta Talaadada ee soo socota ayaa la filayaa in madaxweyne Obama uu jeediyo khudbaddiisii ugu dambeysay ee sannadlaha. Khudbadda oo madaxweynuhu ka jeediyo Congresska, waxaa kaloo lagu martiqaadaa shaqsiyaad ka kala yimaada gobollada US, kuwaasi oo bulshada wax u qabta.

Cabdiraxman Ciise Kaahin waa ganacsade Somaliyeed oo degan gobolka Minnesota, waxaana lagu casuumay in uu ka mid noqdo sanadkan dadka uu tusaalaha wanaagsan u soo qaadanayo madaxweyne Obama khudbadaasi.

Waa qofkii ogu horeeeyay ee Soomaali Amerikan ah ee khudbadaasi lagu casuumo.

 

 

 

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-

AbdirahmanKahin