TOOS U DHAGEYSO: Kornayl Aden Rufle “Maleeshiyo New Boolis Ah Ayaa Soo Dagay Deegaano U Dhow Degmada Luuq, Waana La Soconaa Ujeedkooda”. (Wareysi Xasaasi Ah)

0

Kornayl Aden Axmed Xirsi (Aden Rufle) oo Wareeysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa sheegay in dhawaanahan bililiqo iyo tacadiyo ay ka wadeen ciidamada News Booliska oo soo dagay deegaano u dhow degmada Luuq.
Aden Axmed Xirsi (Aden Rufle) ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah uga dharagsan yihiin ujeedka Maleeshiyadan New Booliska iyo sababaha halkaas loo keenay iyo dhaqdhaqaaqooda.

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media