DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH: Kornayl Aden Rufle ” Madaxdi Iyo Saraakiishi Dowladda Ee Gobolka Gedo Dawladda Itoobiya Ayay Ugu Xiran Yihiin Doolow Itoobiya”. (Wareysi Xasaasi Ah)

0

Kornayl Aden Axmed Xirsi (Aden Rufle) oo wareeysi gaar ah siiyay Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu sheegay in Mas’uuliyiinti iyo Saraakiishi ugu sareysay gobolka Gedo inay Dowladda Itoobiya ku xirtay Doolow Itoobiya.

Dhinaca kale Kornayl Aden Axmed Xirsi (Aden Rufle) ayaa waxa uu sheegay in dalka Soomaaliya lagu soo duulay, dadka Soomaaliyeedna aysan dhayalsan duulaanka cad ee lagu soo qaaday.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga  Col. Aden Rufle

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media