DEG DEG+AKHRISO:Gudiga Amniga Waqooyiga Galgaduud Oo Soo Saaray Sharciyo Lagu Sugayo Amniga.

0

Waxaa gudoonka Gudiga amniga iyo Golaha guud ee Gudiyadu ay si buuxda isugu raaceen sharcigan cusub ee ay soo dhigeen Gudiga u xilsaaran Amaanka deegaanada Waqooyiga Galgaduud kaasi oo si buuxda u dhaqan galay markii ay gudiyadu isku raaceen 10/08/2015.

Sharicgan ayaaa waxaa lagu faray Ciidamada amaanku inay dhaqan galiyaan iyadoo qaybaha bulshadana ay soo dhaweeyeen  sharcigan oo ah mid wax utaraya sugida amniga iyo nabadgalyada Deegaanka.

Hoos ka Akhriso Sharciga Gudiga oo Dhamaystiran.

gud

gud2

 

Wariye C/kariin Axmed Bulxan
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya