DAAWO CODSI: Somali Archive Collection Oo Codsi U Diraya Bulshada Soomaaliyeed.

0

Waxaan nahay koox ku takhasustay ama xirfad gaar ah u leh kaydinta Taariikhda Soomaaliyeed oo ay ka go’an tahay inay soo-yaalka Soomaaliyeed u tebiyaan si aan caad ku jirin.

Maxaan u baahanahay?

Waxaan u baahanahay sawir kasta iyo cajalad kast oo muuqaal ah oo wax ka muujinaya Soomaaliya, intii ka horraysay dagaalkii sokeeye ee 1991.

Sida loo helayo:

Haddii aad hayso waxyaabaha kor ku xusan oo aad doonayso inaad nala wadaagto, fadlan la soo xidhiidh:
Email: TaariikhArchive@gmail.com

Tel 1: 0044793 9995052

Tel 2: 0044794 6686693

 

Hoos Ka Daawo Codsiga