TOP DHAGEYSO WAREYSI: Farmaajo ” Madaxda Dalka Heysta Waa iney wax qabtaan Ama xilka Baneeyaan”

0

Reysulwasaarihii Hore ee somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ayaa ka hadlay dhismaha maamul Goboleedyada dalka iyo Habka ay dowladda somaliya Hadda wax uwado.

Farmaajo ayaa Madaxda ku booriyay iney ilaaliyaan sharafta iyo jiritaanka dadk ay madaxda uyihiin loona baahanyahay iney dareemaan culeyska iyo masuuliyadda saaran.

Wuxuu ka hadlay mustaqbalka Xisbigiisa TAYO Wuxuunna ku faanay iney waxbadan kaga duwanyihiin xisbiyada siyaasadeed ee dalka laga aas aasay,

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA OO DHINACYO BADAN TAABANAYA: