LIVE U DHAGEYSO: Khudabdihii Labadda Gudoomiye Ee Maanta Ay ka jeediyeen xafladii Muqdisho.

0

Guddoomiyaha gobolka Hiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa tilmaamay in uu aad ugu faraxsanyahay qorshaha lagu doonayo dhismaha Maamul u sameynta labada gobol iyo heshiiska maanta lakala saxiixday.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa isna dhankiisa xusay inay tahay wax lagu farxo dhismaha Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, laguna heshiiyay habka loo marayo.

HOOS KA DHAGEYSO CODADKOODII MAANTA.