TOOS U DHAGEYSO:Maxamed Cabdi Kaliil “Axmed Madoobe Hadduu Ka Baxay Heshiiski Aan Ku Wada Gaarnay Doolow, Annagana Waan Ka Baxnay Heshiiska”.

0

Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa waxa uu ka warbixiyay Heshiiski dhicisoobay ee ay garwadeenka ka ahayd Itoobiya ee ay doonaysay in ay isugu soo dhaweeyso dhinacayada isku hayay siyaasada Jubbooyinka.

Maxamed Cabdi Kaliil ayaa waxa uu sheegay haddii “Axmed Madoobe Hadduu Ka Baxay Heshiiski Aan Ku Wada Gaarnay Doolow, Annagana Waan Ka Baxnay Heshiiska”.

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso