TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta la dhaarinaayo.

0

Wakiilada shacabka ayaa maanta waxa ay kulan ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho, iyadoo lagu hor dhaarinaayo Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka ee ay horay u ansixiyeen.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo Baarlamaanka ka tirsa ayaa sheegay in Ajandaha maanta uu yahay dhaarinta labadan Guddi ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha dalka.

Hadaba sagaalka xubnood ee Guddiga doorashooyinka
1. Siciid Xaashi Warsame,
2. Maxamed Xasan Thaani,
3. Xuseen Cabdi Aaden,
4. Sayid Cali Sheekh Maxamed,
5. Maxamed Axmed Nuur,
6. C/rixmaan Cismaan Dirir,
7. Maxamed Daahir Maxamuud,
8. Xaliimo Ismaaciil Ibraahim,
9. Khadiijo Cosoble Cali,
Magacyada Guddiga xuduudaha ayaa waxa ay kala yihiin;
1. Muuse Waxgarad C/laahi
2. Liibaan Cali Sahal
3. Maxamed Muxyadiin Sh. Sahal
4. Dr. C/laahi Gacal Cabdi
5. Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim
6. Siciido Xasan Cusmaan
7. Xuseen Xaashi Xasan
8. C/khaaliq C/laahi Xamza
9. Khaliif C/kariin Maxamed