DHAGEYSO:- Afar Askari oo ku dhintay shil gaari oo dhacay Duleedka Garowe.

0

Afar Askari ayaa ku dhintay Shil gaari oo dhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Garowe, Askarta ayaa geeriyootay kadib markii uu rogmay gaari ay saarnaayeen Salaadii Ciida wax yar uun ka dib.
mid ka mida Askarta oo dhaawac ahaan loo keenay Ispitaalka guud ee Garowe ayaa geeriyooday.

Agaasimaha guud ee Ispitaalka Garowe Cabdi Samad Axmed Jaamac ayaa sheegay inay la tacaalayan dhawacyadii la soo gaarsiiyay ,xaaladooda Caafimaadna ay iminka soo hagaageyso.
Agaasimaha ayaa sheegay in dhaawacyadu ay wax ka qabaan feeraha iyo madaxa ayna u sameeyeen qaliimo kala duwan.

shir gaari ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa tuko-raq iyo Garowe waxaa ku dhiintay 4 qof sadex kale oo dhaacana ispitaalka Garowe ayaa lagu dabiibayaa mid kamdia dadka ispitaalka ayuu dhaawac ahaan ugu geeriyooday ,kuwa dhaawaca ayaa qaliin lagu sameeyay xaaladooduna way fiicantahay mudane warkaas qoro agasimaha codkiisa waan kuu soo dirayaaaya.