TOP DHAGEYSO:- Sh Aw-libaax ” Ciidamadda Raaskanbooni Qeyb Kama Ah Dagaaladda Gedo”+Xasaasi.

0

Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo ka mid ah Masuliyiinta ugu saraysa Maamulka Ahlusunna Waljamaca ayaa waxaa uu manta warbixin dheer ka dhibay howlgalada ka socda Gobolka Gedo.

Sh Maxamed ayaa waxaa uu sheegay howlgalka ka dhan Al-shabaab ee Gobolka ka  socda u yahay mid  si weyn lo soo abaabulay loguna  tala galay in lagu cirib tiro  kooxda Al-Shabaab .

Waxaa uu sheegay  in howlgalkani ay ka qayb qadanayaan Ciidamada Dowlada Somalia, Ciidanka Ahlusunna Waljamaca iyo Ciidamada Amisom waxaana u beeniyay warar sheegaya in maleeshiyadda Raaskanbooni ay qayb ka yihiin Howlgalka ka socda Gobolka Gedo.

Waraysigaan oo dheer dhinacyo badana taabanaya ka dhagayso qaybta hoose ee qoraallkan.