TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Siyaasiga Maxamed Calanle ” Shacabka Reer Cabudwaaq Hala Xisaabtameen Maamulka Galmudug”

0

Siyaasiga  Maxamed C/laahi Calanle ( Amiir Calanle) Oo Ku Nool Magaalada waa Seattle Washington Ayaa la soo xiriiray Shabakadda All-galgaduud Media, Isagoo ka waramay Xaaladda Dagmadda Cabudwaaq ee gobolka galgaduud.

Mr. Calanle ayaa ku taliyay in waxgaradka iyo Dhalinyarada beesha sade ay taageeraan maamulka Galmudug Ee Cadaado laga sameeyay lana xisaabtamaan.

Maxamed C/laahi Calanle ( Amiir Calanle)
Maxamed C/laahi Calanle ( Amiir Calanle)

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA: