TOOS U DHAGEYSO:- Maleeshiyaadka Majeerteen Iyo Ogaadeen Dagaalki Maanta Ku Dhexmaray Kismaayo Iyo Rasaastii Ay Is Dhaafsanayeen.

0

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo Dagaal qarar kasoo u dhexeeyay Maleeshiyaad ka soo kala jeeda beelaa Ogaadeen Iyo Majeerteen ah.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in dhamaan xafadaha magaalada kismaayo laga maqlayay dhawaqa rasaas fara badan oo labada dhinac is waydaar sanayeen, rasaastan xoogan ayaa isugu jirtay hubka noocyadiisa kala duwan.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO CODKA DHAWAQA RASAASTA OO UU NOO SOO DIRAY MID KA MID AH DADKA DAGAN MAGAALADA: