TOOS U DHAGEYSO: Wasiirka Difaaca Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0

Wasiirka Difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku bogaadiyay howlgallka ay ciidamada amniga ku soo afjareen weerarkii caawa ay dhagar qabayaal ka tirsan Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS ku soo qaadeen Hotellada Siyaad iyo Wehliye ee Muqdisho, halkaasi oo gebi ahaanba lagu qaarajiyay kooxihii weerarka soo qaaday.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso