Sheeko Aad Iyo aad U xikmad Badan Oo dhex Martay Ninkii Faqiirka Ahaa Iyo Gabadhii Boqorka “Ma Ila Socotaa”..!!

0

Beribaa Waxa jiray Nin xaabboole ah oo Dameer Xaabada ku guri jiray, kana iibin dadka magaalada degen.

Waxa uu ahaa Nin aad u shaqo badan oo had iyo jeeraale ay dadku ku xisaabtami jireen xaabadiisa.