SAWIRO:- Munaasabad lagu taageerayay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo lagu qabtay London

0

Munaasabadan oo loogu hambalyeynaayay Madaxweynaha Cusub ee maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK .

Ka qeybgaliyaasha munaasabadda ayaa hambalyo u direy madaxweynaha dhawaan loo doortay maamulka KMG ee Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo xubnaha kale ee maamulkaasi.

Dadkii Munaasabada kasoo qeyb galay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee dowladii KMG Soomaaliya mudane Nuur Xassan Xuseen Nuur Cade, Al Ustaas Axmed Naaji Sacad iyo mas’uuliyiin kale.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 2 3 4