Nabaddoon Xaad: “Ahlu Sunna inta ay ka mareen G/Dhexe annaga kama marin”+Dhageyso Wareysi Xiiso badan

0

Nabaddoon Max’ed Xasan Xaad ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu noqday maamulka kaliye ee sida sharciga ah ku dhismay sidaa darteedna dadka doodda ka qaba loo baahan yahay in ay Tanaasul iyo dib isu qabasho ayaa looga baahan yahay.

waxaa uu si gaar ah uga hadlay Ahlu Sunna oo uu sheegay in iyagu ay yihiin Culimo dhibaato badan ka soo maray Ladagaallanka Al-shabab.

Nabaddoon xaad ayaa intaa ku darayin Maamulka Galmudug uu yahay maamulka Soomaaliya ka jira ee Dowlad Goboleedyada ay tahay in ay ku daydaan.

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad ayaa sidoo kale ka hadlay Arrimo badan oo la xiriira dhismaha Maamulka Galmudug iyo doorashadii ka dhacday magaalada Cadaado.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Nabadoonka:-