TOOS U DHAGEYSO:- Ciidamada Maamulka Gobolada Dhexe Oo Dhoolatus Malitari Ku Soo Bandhigay Magaalada Dhuusamareeb.

0

Ciimada Maamulka Gobolada Dhexe ee Culumaa’udiinka  Ahlu suna ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ku soo bandhigay Cududooda Malitari,waxaana askar badan gaada ka cayaar ku soo bandhigeen bartamaha magaalada.

Sidoo kale, Ciidamada Maamulka  ayaa xusuus gaar ah usameysay askartii kaga geeriyootay dagaalkii ay la galeen ururka Al-shabaab.

Wariye ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb ayaa Warbaainta gudaha dalka uga warbixiyay wixii maanta dhacay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso