Qiso Cajiib Ah ‘NIn Qabriga Messages/Farriimo E-mail Ah Ka Soo Diray’ Ku Cibro Qaado Qisadani..!!

0

Waxa ay ahayd qiso yaab badan, oo argagax leh. Waxa ay ka dhacday dalka Sucuudiga.

Internetku waa seef laba afleh, faa’iido iyo khasaarana wuu koobsaday, kolba dhanka aad ka istaagtana labadaa midkood uun baad ka la kulmaysaa.