War Deg Deg Ah+ Akhriso: Wareega Labaad Iyo Sida Codadka Ay U Heleen Musharixiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug Iyo Wareegi Sadexaad.

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Cadaado oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in sidan soo socota ay u heleen musharixiinta u tartamaya qabashada Xilka Madaxweyne ee maamulkaas.

 
Axmed Macalin Fiqi, waxa uu helay codka 32 Xildhibaan

Axmed Cabdisalaan Xaaji, waxa uu helay codka 15 Xildhibaan

Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxa uu helay codka 42 Xildhibaan

Waxaa iminka loo guda galayaa wareega sadexaad ee doorashada oo ay isugu soo areen laba musharax oo kala ah.

Axmed Macalin Fiqi

Cabdikariin Xuseen Guuleed

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media