War Deg Deg Ah+ Akhriso: Wareega Koowaad Iyo Sida Codadka Ay U Heleen Musharixiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Iyo Wareegi 2aad.

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Cadaado oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in sidan soo socota ay u heleen musharixiinta u tartamaya qabashada Xilka Madaxweyne ee maamulkaas.

 

Axmed Macalin Fiqi, waxa uu helay codka 29 Xildhibaan

Axmed Cabdisalaan Xaaji, waxa uu helay codka 12 Xildhibaan

Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxa uu helay codka 29 Xildhibaan

Xasan Maxamed Nuur (Xasan Qalaad), waxa uu helay codka 3 Xildhibaan

Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxa uu helay codka 6 Xildhibaan

Maxamed Cilmi Afrax waxa uu helay codka 10 Xildhibaan

 

Waxaa Wareega labaad ee doorashada usoo gudbay Musharixiinta kala ah.

 

Axmed Cabdisalaan Xaaji

Axmed Macalin Fiqi

Cabdikariin Xuseen Guuleed