TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Afhayeenka Beesha saleebaan Oo ka waramay Socod La’aanta Shirka Cadaado.

0

Maanta Oo Isniin Ah Ayeey Ku beegantahay Maalintii Sadexaad Ee Uu Xiranyahay shirka maamul Usameynta gobolada dhexe Kaas oo Qorshihiisu ka socda dagmadda Cadaado ee xarunta Ximan iyo xeeb.

Waxaa dhawaan shaaciyay in Shirka ay isaga bexeen beesha dagta Cadaado ee “SALEEBAAN” Waxaanna taasi ay keentay tuhun La’aan ku aadan Qaabka uu usoconayo shirka.

Afhayeenka Beesha Saleebaan Caabi yuusuf Cali Ayaa All-galgaduud Oga waramay Bal Sida wax u khaldanyihin.

HOOS KA DHAGEYSO: