TOP DHAGEYSO:- Sh. Nuur Baaruud Gurxan ” All-Shabaab Weeraro Ayeey Maleegayaan Ramadaanka”

0

Afhayeenka Hay’adda Culimadda Somaliyeed Sheeikh Nuur Baaruud Gurxan oo muqdisho kula hadlay shacabka iyo saxaafadda ayaa ka digay weerarro all-shabaab ay bisha bareykeysan ee ramadaan ka geystaaan magaaladda Muqdisho ee caasimadda Somaliya.

Dhinaca Kale Afhayeenka wasaaradda Amniga ee Dowladda Muqdisho ayaa Shacabka Ugu baaqay iney Ciidmaadda amaanka kala shaqeeyaan Sugidda amniga iyo In Ay la soo xiriiraan ciidamadda amaanka.