TOOS U DAAWO WARBIXIN: Asaaski Shifa Mental Hospital Caabudwaaq Iyo Halka Uu Maanta Marayo.(DADAALAA WAA GAARAA!)

0

Waxaa idiin soo bandhigaynaa maanta Warbixin muuqaal ah oo ku saabsan asaaski wajigii koowaad ee Shifa Mental Hospital ee magaalada Caabudwaaq iyo halka uu maanta marayo.

Shifa Mental Hospital Caabudwaaq ayaa waxaa asaaskiisa iyo dhimihiisaba qayb weyn ka qaatay Qurbajoogta dalka dibeddiisa ku nool iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed.

Isbitaalka Cudurada Dhimirka SHIFA ee magaalada Caabudwaaq ayaa waxa uu noqday kan ugu weyn dalka Soomaaliya ee lagu dabiibo dadka qaba cudurada Maskaxda.

DADAALAA WAA GAARAA!

Halkan Hoose Ka Daawo