{DAAWO-VIDEO} Daahir Riyaale Kaahin Oo Gaaray Harge’isa, Kana Hadlay Arimo badan.

0

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Somaliland Daahir riyaale Kaahin Ayaa Maanta Gaaray Magaaladda Harge’isa Ee Xarunta Maamulka Somaliland.

Mr. Kaahin Ayaa Ka Hadlay xaaladda maamulka somaliland iyo Mudo Kordhinta loo sameeyay Xukuumadda siilaanyo.

 

HOOS KA DAAWO VIDEO:

https://youtu.be/S3usYBp5Zt0?t=16