TOOS U DHAGEYSO: Nabadoon Cabdi Macalin Cali Oo Naxariis Darro Ku Tilmaamay Xasuuqa Ay Geeysteen Maleeshiyada Liyu Booliska Itoobiya.

0

Xilli wali ay isa soo tarayaan Xasuuqa Ciidanka Liyu Boliska ay ugeesanayaan Dadka shacabka ah ee ku nool Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Daglka Ethopia ayaa waxaa hadana soo badanaya cambaaraynta ay sameenayaan Waxgaradka Deegaanadaasi.

Nabadoon Cabdi Macalin Cali oo ka mid ah Waxgaradka Shacabka la xasuuqay ayaa la hadlay Allgalgaduud Media waxaana uu sheegay in Ciidanka Liyu Boliska ay saakay mar kale laayeen dad shacab ah oo barakac ku howlona isagoona ugu baaqay Xukuumadda Addis Ababa in ay wax ka qabato Gumaadkaasi.

Wariyaha Allgalgaduud Media ee Waqooyiga Galgaduud ayuu uwaramay Nabadoonka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

Wariye Cumar Siciid C/raxmaan Laki Man
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media 
Caabudwaaq, Soomaaliya