DHAGEYSO:- Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Si Kulul Oga Hadashay Dagaalka Liyuu Boolis ay ku soo qaadeen Galgaduud.

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowladda Somaliya Cabdirixmaan Maxamed Odawaa ayaa wax laga xumaddo ku tilmaamay dagaalka xadka somaliya iyo itoobiya ku dhexmaraya ciidamadda Liyuu Boolis iyo Dadka deegaankaasi.

Hadalkan ayuu ka sheegay xilli shalay uu cadaado gaaray reysulwasaaraha somaliya cumar cabdirshiid Cali Sharmaake.

Hoos ka dhageyso: