DEG DEG:- LIVE DHAGEYSO|Ciidamaddii Amisom ee La keeni lahaa Cadaado oo Baaqday.

0

Ciidmadda Midowga Africa ee amisom ayuu maanta Qorshuhu Ahaa iney yimaadaan magaaladda cadado ee xarunta maamulka ximin iyo xeeb si ay oga qeybqaataan amaanka shir maamul usameynta goboladda Mudug Iyo Galgaduud oo ka furmaya dagmadda cadado ee xarunta maamulka ximin iyo xeeb.

Masuuliyiin ka tirsan ximin iyo xeeb ayaa uxaqiijiyay AGGM in Ciidamadaan aysan maanta imaan doonin dagmadda cadaado oo ay dib udhaceen walow aan la xaqiijin xiliga ay imaanayaan.

 

Hoos ka dhageyso Warbixin: