TOP DHAGEYSO:- Shirweyne Dib Uheshiisiin Oo Loo Qabanayo Dadka Somaliyeed.

0

Shirweyne Balaaran Oo Dib Uheshiisiineed Oo Looqabanayo Dadka Somaliyeed ayaa Loo madalsanyahay in Loo Qabto Dadka Somaliyeed Meelkasta Oo Ay Joogaan, Waxaanna Shirkaasi Ku Baaqay Guddiga Dib Uheshiisiinta Qaranka Oo Maanta Muqdisho Ku Kulmay.

ismaaciil Macalin Muuse Oo Ah gudomiyaha Gudigaasi ayaa sheegay in Ay Ku Da daalayaan sidii Uu Uqabsoomi Lahaa Shirkaasi, Ayna Ku kulmaan Hogaamiye dhaqameedyadda Somaliyeed, Culumadda, Siyaasiyiinta iyo Dhamaan Dadka Daneeya Danaha Bulshadda.

 

 

Hoos ka dhageyso: