(Dhageyso) Shil sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo Ka dhacay Duleedka Jowhar.

0

Shilkaan Ayaa ka dhacay Koontorol Ku Yaalla dhanka koofureed ee magaaladda Jowhar, waxaanna Shilkaasi sababay Laba Gaari Oo Isku dhacay, Kuwaas Oo Ay Ku Dhinteen Hal Qof iyo Dhaawac kale.

Ninkii dhalinyarada ahaa ee Watay mootada Dhug dhug leyda ah Ayaa Halkaasi Ku Dhintay,

Taliye Ku Xigenka Saldhigga Booliska ee dagmadda Jowhar Gelle isaaq Nuur ayaa usheegay warfidenka in ay gacanta ku hayaan gaarigii uu shilkan ka dhashay isagoo dhanka kale sharaxay qasaaraha ka dhashay shilkaasi.

Hoos ka dhageyso: