(Dhageyso) Ganacsigii Somalidda Ee Konfur Africa Oo Dib Loo Furayo.

0

Ayadoo Maalmihii La Soo Dhaafay Ay Ka Soconayeen Dalka Koonfur Africa Rabshado Loo Geysanayo Dadka Ka Ganacsada dalkaasi, Gaar Ahaan kuwa Ajaanibta Ah Ayaa waxaa gabi ahaanba somaliddu ay xireen xarumihii ganacsi ee ay ku laahaayeen tuulooyinka ku yaalla qeybo kamid ah dalkaasi koonfur africa.

Iyadoo haatan lagu guuleystay in wax laga qabto boobkii iyo dilalkii joogtada ahaa ee loo geysanayay dadka Ay Kamid Yihiin Somalidda,

Gudomiyaha Jaaliyadda Yuusuf axmed cumar ayaa ugu yeeray ganacsatadda iney ku soo laabtaan ganacsigodda kadib markii xal laga gaaray rabshadahaasi.

Hoos ka dhageyso codkiisa: