Daawo: Cali Guray Oo Aflagaadeeyey Xirsi Xaaji Cali & Xildhibaan Cali Marexaan

0

GurayHargeysa(AGGM) Masuul ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa cambaareyn kulul dusha uga tuurey Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali,Waxaana masuulkaasi cambaareyn iyo aflaagado kulul u geystey Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali.

Cali Guray waxaa uu ka hadlay arrimo badan oo khuseeya doorashada  Maamulka Somaliland ee lagu wado inay ka dhacdo Gobolladda Maamulka Somaliland,waxaana uu si kulul uga hadlay inaysan doorashadu dib u dhicin isla markaasna aysan maamulka hadda jiraa aysan dib u dhigin xilliga doorashada loogu tallo galay.

Halkan Ka Daawo:

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com