(Dhageyso) Wasiir Ku xigen Magacaaban Oo Ay Xirtay Dowladda Ithobia.

0

itobiyaan

Warsame maxed xasan warsame joodax oo ahaa gudoomiye kuxigeenkii amniga ee maamulkii hore ee gobolka banaadir oo kamida ehelada wasiir kuxigeenka wasarada gadiidka iyo duulista hawada xersi aadan rooble ayaa baaq u diray dowlada Ethiopia oo ku aadan in lasii daayo masuulkaas dhawaan la magacaabay.

Xirsi Aadan Rooble Oo Dhawaan Loo Magacaabay Wasiir Ku Xigenka wasaaradda Gaadiidka Ee Xukuumadda Maanta La Horgeenayo baarlamanka somaliya.

Hoos ka dhageyso Wareysi: