Dhageyso:- Qaban Qaabadda Shir Dhaqameed Heer Calami Ah Oo Ka Soconaya Gobolka Gedo.

0

Garaad Maxamed shikh Maxamuud Oo Ah Gudoomiyaha Gudigaasi Qaban Qaabadda Oo Lahadlayay All-Galgaduud Media, Ayaa Sheegay iney wadaan abaabulkii Ugu Danbeeyay Ee Loogu Diyaar Garoobayo Shirka isku keenista Isimadda Beesha sadde Kuwoodda Ku Nool Gobolka Gedo.

Garaadka ayaa sheegay In Shirkani Uu Muhiim Uyahay  Odayaasha Iyo Cuqaasha Gobolka Gedo, Ee Ka soo jedda Beesha Sade Waxaanna Uu Xusay In Ay Howshaan Soo Qaban Qaabiyeen Odayaasha iyo Qurba Joogta Ka soo jeedda Beesha Sade,

Ugu Danbeyn Ayuu Xusay in Shirkani Uusan Aheyn Mid Siyaasadeysan Oo Ku Saleysan Dhaqan Sida Uu Cadeeyay.

Hoos ka dhageyso wareysiga waxaanna wareystay Wariye Yuusuf Cabdi shire Oo AGGM Ka Tirsan.