(Dhageyso) Kulan ka dhacay degmada Jalalaqsi oo looga hadlay furitaanka waddooyinka degmadaasi

0

Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo Maamulka Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa kulan ka yeeshay Sidii loo furi lahaa wadooyinka Xiran ee Gobolkaasi,

Kusimaha Gudoomiyaha maamulka Dagmada Jalalaqsi ahna Gudoomiye ku xigeenka Dagmdaasi Ibraahim Cabdulaahi Madoobe oo faah faahin ka bixiyay kulanka ayaa sheegay in ay jiraan Go’aano kala duwan oo laga soo saaray kulanka oo Amniga Xaqiijintiisu ay ka mid ahayd,

Waxa uu xusay in Saraakiisha Ciidamada AMISOM ay u sheegeen inay ka xumaadeen Gaadiid ay dad shacab ah lahaayeen oo Shalay Rag ka tirsan AL shabaab ay ku gubeen Duleedka DFagmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan,

Halkan ka dhageyso: