Dhageyso:Ciyaaraha Habeenkii oo 24 sano kadib caawa lagu qabanayo magaalada Muqdisho

0

Caawa ayaa lagu wadaa 24 sano kadib in koobka Jeneraal Daa’uud ee kubadda Koloyga in xili habeen ah lagu qabto magaalada Muqdisho.

Kaaliyaha xoghayaha xariirka kubadda koloyga Cabdi Cabdulle Baasaale ayaa sheegay in caawa ay si rasmi ah u furi doonaan tartanka koobka Jeneraal Daa’uud oo ay ka qeyb gali doonaan 10 koox.

Boqolaal dadweyne ah oo u badan dhallinyarada iyo dad kale oo xiiseeya ciyaaraha ayaa isku diyaarinaya inay ka qeyb galaan arrimahaasi.

24-sano kadib ayaa caawa lagu qabanayaa magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhageyso: