Dhageyso:Salaad Cali Jeelle oo sheegay in dowladda aysan ka faa'iideysan gurmadka Turkiga

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay inaysan Muuqan Qaabka ay Dowladu uga Faa’iideysan karto Taageeradii ay u balan Qaaday Dowladda Turkiga,

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle  ayaa sheegay in is qab qabsiga Siyaasadeed ee ka dhex muuqda Dowladda Soomaaliya uu muujinayo inaysan kasban Karin kaalmada Dowladda Turkiga iyo Balan qaadyadii uu Muqdisho kaga dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Turkiga,

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Baarlamaanka Soomaaliya uu waajibaadkiisa Gudanayo isla markaasina uu hor taagan yahay Caqabad ka imaaneysa dhinaca Madaxtooyada Dowladda Soomaaliya isaga oo ku baaqay in Hey’ad weliba oo Dowladda ka mid ah ay Waajibkeeda Gudato.

Halkan ka dhageyso: