Dhageyso: Faahfaahin ku saabsan dagaal mar kale saaka ka qarxay Deegaanka Deefow iyo beelaha oo…

0

Wararka ka imaanaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo wada Dega Gobolka Hiiraan.

Dagaalka Saaka dib uga bilowday Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah oo soo kala gaaray Maleeshiyaadkii Dagaalamay,inkastoo aan la sheegin Khasaaraha dhabtaa.

Dagaalka ayaa daba jooga Dagaal Shalay ka dhacay  Degaanada hoostaga  Deefoow,iyadoona ay ku Geeriyoodeen in kabadan 20 Ruux oo u badan Maleeshiyadkii Dagaalamay.

Wali ma jirto Cid kale Dhexgashay Dhinacyada ku dagaalamaya Degaanada hoosyimaada Gobolka Hiiraan ee u dhexeeya Beelaha wada dega Gobolka Hiiraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso: