Fadeexad+Yaab+Dhageyso:Oday Soomaaliyeed "Hadaa Ogeydeen In La Kufsado Gabdho Hadda Waxay Maraysaa In Xoolihi Nalaga Kufsado".

0

Oday Soomaaliyeed oo u waramay warbaahinta gudaha dalka ayaa waxa uu sheegay in deegaanada Qoriloow iyo Aw Muuse ay ciidamada AMISOM ku kufsadeen laba Laxaad sidoo kalena waxuu yiri Waxaan Dhibaato lama Yiraahdo ee waxa ay tahay Dhimasho.

Odaygan ayaa waxa uu sheegay inuu isagu shaqsiyan lahaa mid ka mid ah labada laxaad ee ay kufsadeen ciidamada AMISOM.

Odaygan Soomaaliyeed ayaa sidoo kale waxa uu yiri “Hadaa Ogayd In La Kufsado Gabdho Hadda Waxay Maraysaa In Xoolihi Nalaga Kufsado”.

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso