Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay amniga iyo Federaalka Soomaaliya

0

Madaxwaynaha DFS ayaa sheegay in Dowladiisa diyaar ay u tahay marti galinta shirarka heerkoodu sareeyo ee ay ka qayb galayaan Madaxda Caalamka.

Madaxwayne  Xasan ayaa sheegay in arintan ay ka danbeysay is bedel xaga amaanka ee laga dareemayo guud ahaan Dalka.

Waxa uu  tilmaamay Madaxwayne Xasan  in ay jiraan talaabooyin hore loo qaaday , taas oo soo de dejisay qabsoomidka Shirka IGAD ee Muqdisho.

Waxa uu ku amaanay shacabka dulqaadkii ay u yeeshen culaysyadii xagga sugidda nabad galyada ee  mudada qaadatay .