(Dhageyso) Shacabka Buulo Barde Oo Maanta Loo qeybiyay Raashin Ka Soo Gaaray Dowlada somaliya.

0

Waxaa maanta Loo Qaybiyay Qaar kamid ah Shacabka Dagmada Buule Burde Deeq Raashin ah Oo Dhawaan gaartay Halkaasi,

Abdi asiis Duurow Cabdi Oo Ah Gudoomiyaha Dagmada Buule burde Oo Goordhow la hadlay SBC Ayaa sheegay in raashinkaasi si rasmi ah loo gaarsiiyay dadkii looggu talagalay isoo dhanka kale xusay in dagmada buule Burde Ay xiligan xaalad adag oo dhanka nolasha ah ka jirto.

Ugu Danbeyn ayuu sheegay in ciidamo kale ay ka bixi doonaan dagmada buule burde si ay usoo kaxeeyaan raashin kale oo ku xaniban baladweyna asagoo sheegay in Adeeg yadii kale ee bulshada aysan shaqeyneynin.

Hoos ka dhageyso wareysiga gudoomiyaha waxaan awareystay wariye yuusuf Cabdi shire.