(Dhageyso) NUSOJ oo dedaal ugu jirta sidii loo sii deyn lahaa wariyeyaasha ku xiran magaalada Muqdisho

0

Xoghayaha guud ee ururka saxaafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahin (Bakistan) Oo La hadlay Warbaahinta Ayaa sheegay iney da daal ugu Jiraan sidii Loo Soo Deyn Lahaa Maamulka iyo Qaar kamid Ah Shaqaalaha idaacada Risaala Ee Muqdisho Oo Shalay ciidamada Amaanka somaliya ay albaabada isugu Laabeen.

Bakistaan Ayaa sheegay Iny Xiriira kala duwan la sameeyaan madaxda laamaha amaanka islamarkaana ay suuragal tahay iney mar kale dib xoriyadooddi uhelaahaan Tafatirihii , Agaasimihii, iyo Wariye Usheeqeenayay idaacadaas ku taalla Muqdisho.

Risaala Ayaa loo heysta war la xiriira in Koonfurta Somalita lagu Arkay Astaamaha Cudurka Ebola Oo Ay Baahiyeen Jimcihii Hore.

Hoos Ka Dhageyso Codka Bakistaan.