(Sawiro) Balanballe Oo lagu Xusay Dhalashada Nabigena NNKH.

0

Munaasabad Lagu Maamuusayay Xuska Dhalashada Nabi Muxamed NNKH Ayaa
Maantay Kadhacdey Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud

Munaasabadaan lagu maamuusayay xuska dhalashada nabigeena muxamed NNKH
oo laqabto bisha mowliid  oo kadhacay degmada balanbale oo ay soo
qaban qaabiyeen Culumaa’diinka Ahlusuna waljameeca  ayaa  waxaa ka
qayb qaadanayay boqolaal dadwayna ah waxaa saakay bulshada balanbale
wajiyadooda laga dheehanayay farxad iyadoona lagu dhex arkayay
Magaalada  gaadiid lagu soo xardhacay hal kudhigyo katurjumaya
jaceylka iyo muxubada looqabo Nabigeena NNKH kuwaasi oo socdaal dheer
kumarayay gudaha magaalada

intaasi kadib ayaa waxaa dhamaan Culumaa’udiinkii iyo dhamaanba
bulshadii kale ay iskugu yimaadeen fagaaraha wayn ee balanbale
iyagoona halkaasi Culumaa’udiinkii soo qaban qaabiyay Munaasabada ay
ka soo jeediyeen qudbado ay uga sheekeenayeen dhalashada nabigeena
NNKH.

Hoos Ka Daawo Sawirada Xaflada.

IMG_2106 IMG_2108 IMG_2109 IMG_2110 IMG_2114 IMG_2125 IMG_2131 IMG_2132 IMG_2133 IMG_2134 IMG_2135 IMG_2136 IMG_2137 IMG_2146 IMG_2147 IMG_2148 IMG_2149 IMG_2150 IMG_2151 IMG_2152 IMG_2154 IMG_2155 IMG_2156 IMG_2157 IMG_2165 IMG_2166 IMG_2167 IMG_2168 IMG_2169