(Dhageyso) Amisom Oo Gaadiid Dagaal Looga Gubay Jubada Hoose.

0

Warar Kala Duwan ayaa xiligaan laga helayaa Deegaanka Goofgaduud Oo Hoos yimaada Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, Halkaas Oo Dagaal Sababay Qasaaro isugu Jira dhimasho iyo Dhaawac uu ka dhacay,

 

Dagaalka ayaa udhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kuwa Amisom oo Wadada Marayay iyo Ciidamada Alshabaab Oo Halkaasi Miinu ugu Dhigey Kuwa Amisom, Halkaasna Hal Gaari Uu Ku Qarxay,

 

intaas kadib waxaa bilowday dagaalka udhaxeeyay labada dhinac , Sida Uu inoo xaqiijiyay Goobjooge Ku Sugan Deegaankaas.

 

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga: