WAR DEGDEG AH DHAGEYSO:Hoosjooge C/rashiid Janan Oo Dhaawac Culus Soo Gaaray Kadib Markii Gaari Kula Rogmaday Gudaha Dalka Itoobiya…

0

Hoosjooge Cabdirashiid Janan oo ka mid ahaa hoosjoogeyssha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ayaa Shil gaari oo ka dhacay gudaha dalka Itoobiya waxaa ka soo gaaray dhaawac culus.

Hoosjooge Cabdirashiid Janan ayaa maleeshiyo beeleedka Raaskambooni u qaabilsan ku xigeenka amniga iyo arrimaha gudaha, horayna u ahaa guddoomiyaha degmada Doolow ee maamulka dowladda Soomaaliya.

Xiliga uu galayay shilka gaari ayuu ku wajahnaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo inta uusan gaarin uu galay shilka gaari.

Maxamed Maxamuud Cali waa mid ka mid ah ehelada Cabdirashiid Janan waxaan wax ka weydiinay bal sida uu shilka u dhacay iyo xaaladdiisa.

Halkan ka dhageyso: