Dhageyso: Xildhibaan Sheegay in Ra’iisalkwasaare Cumar C/rashiid Ay talooyin kasiiyeen nuuca ay noqoneyso xukuumada uu soo dhisayo

0

Xildhibaan C/fitaax Cumar Mataan oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kahadlay talooyin ay siiyeen raiisul wasaaraha oo ku wajahan cida ay noqonayaan wasiirada kujiri doona xukuumadiisa.